WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Ka Warbixisay Qadarka Qaadhaan Lacageed Ee Ay Soo Gaadhsiiyeen Gudida Gurmada Suuqa Waaheen.

Jabuuti(W,N)-Safiirka jabuuti ufadhiya Somaliland iyo masuul katirsan rugta ganacsiga dalka jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay qadarka qaadhaanka lacageed ee ay soo gaadhsiiyeen Xukuumada Somaliland iyo Gudida  gurmada masiibadii suuqa waaheen ee caasimada hargaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version