WAJAALE NEWS

Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadh Yar Oo Gaadhi Jiidhay Iyadoo Ku Seexatay Shandad Ay Ku Ciyaaraysay.

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay dhaco naxdin leh kadib markii gabadh yar oo ku seexatay shadad ay ku ciyaaraysay uu gaadhi jiidhay

Ciidamada nabadgalayada wadooyinka ayaa sheegay in gabadhii yarayd xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayo cisbitaalka hargaysa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version