HARGAYSA(W,N)-Gudida dhaqaalaha ee golaha wasiirada somaliland oo maalmihii udanbeeyay shirar la lahaa komishanka tamarta somaliland iyo shirkadaha bixiya adeega korontada ayaa soo saaray go,aamo ay ku xadiyadaan qiimaha laydhka kaasi oo ay hoose uga dhigeen qiimihii ay hore ugu kordhiyeen shacabka shirkadaha laydhku
HALKAN KAGA BOGO QORAAL KASOO BAXAY GUDIDA DHAQAALAHA EE GOLAHA WASIIRADA SOMALILAND;