“Waxaan Leeyahay Xadhiga Cukuse Iyo Xamarje Xal Maaha, In Ay Kasii Darto Mooyee”Xil Siciid Cudhay.
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golayaasha wakiilada iyo deegaanka somaliland ayaa sheegay in masuuliyiintii xisbiyada mucaaridka loo diiday iyaga booqday islamarkaana loo diiday eheladoodii in ay ugeeyaan cunto iyo gogal.
Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay hadii masuuliyiinta xoriyadooda loosoo celin waaya in wixii ka dhaca xukuumadu masuul ka tahay,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;