WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Afar Kamid Ah Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Oo Saaka La Horkeenay+3xubnood Ee Waayay Codka Kalsoonida.

HARGAYSA(W,N)-Fadhigii golaha wakiilada Somaliland ee saaka ayaa la horkeenay xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka Somaliland kuwaasi oo goluhu uqaaday codka gacantaaga ah

Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa afar kamid ah xubnaha komishanka ee la horkeenay Ayaa goluhu siiyay codka ogolaanshaha komishanka halka seddex xubnood oo iyagu xilal ka hayay xukuumada iyo qaar hore uga tirsanaa ay waayeen codka kolsoonida.

Dhanka kale xubnaha komishanka ee la ansixiyay ayaa dareen celiyay fursada ay goluhu siiyeen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version