WAJAALE NEWS

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo ka Hadlay Xaalada Sixir Bararka Ee Dalka Iyo Eedaha Raqiiska ah Ee Xukuumadu Ujeediso Cidii Doorashada Kala Hadasha.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee badi uhadla shacabka ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha laydhka, arimaha doorashada iyo eedaha xukuumadu ujeediso marka lagu yidhaa doorashada qabo.

Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa ka hadlay 20guuradii xisbiga kulmiye oo uu sheegay in ay ahayd mid xisbiyada mucaaridka iyo madaxwaynihii hore ee Somaliland lagu aflagaadaynayay basle uu daahir riyaale si wacan ugu jawaabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version