WAJAALE NEWS

Wax Ka Ogow; 7Xubnood Ee Loo Soo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka Jsl Iyo Tirada Xisbiga Kulmiye Katirsan!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta golaha wakiilada usoo gudbiyay komishanka cusub ee somaliland kuwaasi oo ay soo kala xuleen golaha guurtida 2xubnood madaxaynaha iyo xisbigiisa 3xubnood laba xubnood oo ay soo xuleen xisbiyada waddani iyo ucid.

Hadaba maxaad kala socotaa xogta 7xubnood iyo tirada masuuliyiinta xilka ka haya xukuumada kana tirsan xisbiga kulmiye,

HALKAN KAGA BOGOWARBIXIN KA HADLAYSA XUBNAHA CUSUB EE KOMISHANKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND;

Exit mobile version