WAJAALE NEWS

Wasaarada Dastuurka Iyo Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Tababar Barashada Waddaniyada Ah Ufurtay Dhalinyarada Gobolka Gabiley!

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada dastuurka iyo xidhiidhka golayaasha qaranka ayaa tababar ku saabsan barashada waddaniyada ufuray dhalinyarada gobolka gabiley kaasi oo ka dhacay maktabada qaranka gabiley

waxaana furitaanka barashada kazoo qaybgalay maamulka  gobolka ka degmada gabiley.

Exit mobile version