WAJAALE(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Magaalo Xuduudeedka Wajaale ku Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayo Komishanneerka Ciidanka Booliska Dawlada Fadaraalka Itoobiya oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada dawlad deegaanka somalida.
Sidoo Kale Hogaanka ciidamada Somaliland iyo Itoobiya ayaa kulan ku Yeeshay Magaalada Wajaale Dhinaca Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;