GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidiidhka gobolada iyo degmooyinka xisbiga wadani maxamed cabdilaahi ayaa ka hadlay ciidamo xukuumadu kusoo dirtay huteelkiisa ganacsi ee magaalada gabiley kuwaasi oo baadhitaano iyo hadidaad kusameeyay dadkii hurdy huteelka
Idoo kale garyaqaan axmed kayse ayaa sheegay in ay sharci daro tahay in ciidamo aan wax amara haysanin talaabdaasi fuliyaan.