WAJAALE NEWS

Munaasibada Lagu Shaacinayay Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Prof Axmed I. Samater Oo Sharaxay Ujeedooyinka Ururka!

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay urur siyaasadeedka cusub ee hilaac kaasi oo ay uu aas aasay prof axmed ismaaciil samater.

Sidoo kale munaasibadan ayaa waxaa hadalo ka jeediyay siyaasiyiin,haween aqoonyahan iyo dhalinyaro

Dhanka kale prof axmed ismaaciil samater ayaa sharaxay ujeedooyinka loo aas aasay urur siyaasadeed iyo waxyaabaha uu damacsan yahay in ay ka badalaan siyaasada somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version