WAJAALE NEWS

“Hadii Somaliland Gacan Midaysan Ku Wada Qaban Wayno Muuse, Waxaad Ogaataan In Muuse Iyo Kaahin Saacada Ku Celin Doonaan 1994”Gudoomiye Faysal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay xaalada uu keenay murankii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ciidanka uu urursaday musharax cirro iyo sobobta keentay

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa sheegay hadii aan somaliland laga badbaadin muuse biixi iyo maxamed kaahin in ay dalka ku celin doonaan halkii 1994kii iyo dagaalo sokeeye.

Exit mobile version