HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka Qaranka somaliland ayaa ka hadlay tacadiyadii ka dalka ka dhacay
Sidoo kale gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka qaranka maxamed baaruud ayaa sheegay in ganacsatadu ay yihiin kuwa ugu dulmiga iyo tacadiga badan ee shaqaalaha ushaqeeya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;