WAJAALE NEWS

Ciidanka Nabad Galyada Jsl Oo War Ka Soo Saaray Shilkii Shalay Ka Dhacay Meel U Dhaw Guriga Gudoomiyaha xisbiga Waddani.

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa war kasoosaaray shil maalintii shalayka dhacay amaba gaadhi uu ku galay dayrka guriga gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan kaasi oo gudoomiyaha xisbiga wadani uu ku sheegay in uu shilkani ahaa mid utalo gal ah oo shirqool loogu maleegayay.

Ciidanka nabadgalyada ayaa sida ay sheegeen baadhitaan ay sameeyeen kadib war kazoo saaray shilkan sidii uu udhacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version