WAJAALE NEWS

Xisbiyada Mucaaridka Oo Shaaciyay In Lagu Kala Kacay Kulankii Madaxwaynaha Ay Wada yeesheen Iyo Nuxurka Qodobada Ay Hor Dhigeen

HARGAYSA(W,N)-Kulankii caawa ee madaxwaynaha Somaliland iyo hogaanka xisbiyada mucaaridka ayaa lagu kala kacay  kaasi oo kusoo dhamaaday natiijo la,aan

Gudoomiyayaasha xisbiyada waddani iyo ucid oo warbaahinta la hadlay kulankii kadib ayaa sheegay in ay madaxwaynaha kusoo kala kaceen kulankii ismarkaana ay wax is afgaradka ay gaadhi waayeen.

HALKAN KA DAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version