HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib ayaa fadhigii golaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo la xidhiidha xaalada dalka duulaanka xukuumadu ku hayso xubnaha komishanka doorashooyinka oo ay ku hawlan tahay sidii ay ukala diri lahayd.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;