GABILEY(W,N)-Siyaasi faysal Cumar Madar (faysal qumuj) Oo kamid ah xubnaha Gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye oo afur iyo casho Usameeyay Masuuliyiinta xisbiga ee gobolka gabiley ayaa sheegay in la gaadhay wakhtigii reer gabiley muujin lahaayeen damaca siyaasadeed ee ay ka leeyihiin hogaamintiisa,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;