WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Soo Saaray Awaamiir La Xidhiidha Arimaha Abniga Ee Maalmaha Ciida!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin ahmed ayaa ka hadlay maalmaha ciida iyo sida ay ciidamadu usugayaan abniga dalka

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa soo rogay amaro la xidhiidha isku socodka dalka

Exit mobile version