HARGAYSA(W,N)-Sheikh barbaraawi oo kamid ah culimada dalka ayaa khubadii jimce ee maanta kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan una dhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka
Sheikh barbaraawi ayaa fariin udiray dhinacyada siyaasada somailand eek u muransan arimaha doorashooyinka.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;