WAJAALE NEWS

Qoraa Cali Qoryoolay Oo Dardaarankii Ugu Cuslaa Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Kana Sheekeeyay Dhacdooyin Xasaasiya!

HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cali Dool Axmed (cali qoryoolay) oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa talooyinkii ugu cuslaa ujeediyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi oo hada mudadii shanta sano ahayd ee la doortay ay ka hadhay mudo shan bilood ahi

Sidoo kale qoraa cali ayaa ka waramay dhacdooyin ay goob joog uwada ahaayee isaga madaxwayne biixi oo la xidhiidhi maalmihii adkaa ee dalku soo maray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version