WAJAALE NEWS

Ololaha Nadiifinta Caasimada Hargaysa Iyo Qaabkii Looga Fuliyay Degmada Ibraahim Koodbuur.

HARGAYSA(W,N)-Ololaha nadiifinta caasimada hargaysa oo bile ah ayaa maanta laga fuliyay guud ahaan caasimada kaasi oo ay qayb qaateen maamulka dawlada hoose iyo gudoomiyayaasha degmooyinka caasimada.

Maamula degmada ibraahim koodbuur oo ay weheliyaan shirkadaha kala duwan ayaa maanta sameeyay olole balaadhan oo lagu nadiifinayo qaybo kamid ah degmada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version