WAJAALE NEWS

“Mudane Madaxwayne Doorashada Iyo Nabad Galyada Dalku Aday Ku Saaran Tahay, Ee Dalka Waxaad Kaga Tagtaa Wax Sidaa Axmed Siilaanyo Gurigaaga lagugu Soo Siyaarto”Siyaasi Duur.

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Nuur caraale Duur ayaa Talooyin dhaxal gal ah usoo jeediyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi oo uu usoo jeediyay umada kaga tago wax lagu xusuusto si bari gurigiisa loogu soo siyaarto sida axmed siilaanyo.

Sidoo kale Siyaasi Duur ayaa sheegay in madaxwaynaha saran tahay masuuliyada doorashada deganaanta dalka

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version