WAJAALE NEWS

Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Iyo Culimada Aw diin Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa,

HARGAYSA(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,culimo awdiin, xildhibaano iyo xubno kale ayaa caawa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray masaajid cusub oo laga hirgaliyay magaalada hargaysa gaar ahaan agagaarka huteelka Grand Hadi ee galbeedka magaalada hargaysa.

Dhismaha masaajidkan casriga ayaa waxaa hirgalisay gabadh uu dhalay ganacsade marxuum ibraahim dheere taasi oo uhibaysay hooyadeed oo loogu magacdaray masaajid Faadumo.

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE.

Exit mobile version