HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa ayaa ky wargaliyay dadka ku ganacsatada badhtamaha suuqa gaar ahaan jidka wadnaha magaalada iyo wadada biriijka in ay ka guraan islamarkaana ay tagaan goobihii loo diyaariyay dadki suuqa waaheen’
Sidoo kale maayarka caasimada ayaa sheegay in bari laga bilaabo ay furan yihiin wadooyinkaasi oo gaadiidku si caadiya umarayaan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;