WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeer ku Tegay Dugsiga Sare Sheekh Bashiir Ee Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Qaranka Daa,uud Axmed Faarax oo safar shaqo ku jooga gobolka Togdheer ayaa kormeer ku tagay dugsiga sare ee sheikh bashiir ee magaalada burco halkaasi oo uu kula kulmay ardayda fasalada afraad ee ufadhiisanaya imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkan.

Sidoo kale gudoomiye Daa,uud ayaa ardayda kula dardaarmay in ay dadaal muujiyaan iyo sidii ay iskaga ilaalin lahaayeen qishka iyo isticmaalka mobileda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version