|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeer ku Tegay Dugsiga Sare Sheekh Bashiir Ee Magaalada Burco.
May 25, 2022 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka Qaranka Daa,uud Axmed Faarax oo safar shaqo ku jooga gobolka Togdheer ayaa kormeer ku tagay dugsiga sare ee sheikh bashiir ee magaalada burco halkaasi oo uu kula kulmay ardayda fasalada afraad ee ufadhiisanaya imtixaanka shahaadiga ah ee sanadkan. Sidoo kale gudoomiye Daa,uud ayaa ardayda kula dardaarmay in ay dadaal muujiyaan iyo sidii ay iskaga ilaalin lahaayeen qishka iyo isticmaalka mobileda. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: “Meel Cidlo Ah Mus-Dambeed Ka Noqon Maynee Dawlad Shaqaynaysa Ayaanu Anagu Mus-Dambeed Ka Nah... Madaxwayne Mustafe Cagjar Oo Bilaabay Baro Kicinta Beelaha Isaaq Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhay Sha... DAAWO; Dr Cali Khaliif Galaydh Oo Ka Sheekeeyay Taariikhda Muj Ibraahim Maygaag Samatar Oo Buug Laga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|