WAJAALE NEWS

“Dagaalka Ka Dhex Dhacay Golaha Wakiiladu Waa Xaraarada Siyaasada Dalka”

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/ Aqoonyahan cabdirashiid xasan mataan oo kamid ah dadka danaynaya furista ururada siyaasada islamarkaana dhawaan ku dhawaaqay urur cusub ayaa ka hadlay xaalada dalka muranka siyaasadeed ee doorashada iyo ururada isagoo sheegay in dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee golaha wakiilada xildhibaanada ku dhexmaray ay ahayd xaraarada siyaasadeed ee dalku galay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version