WAJAALE NEWS

DAAWO;-Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama.

BOORAMA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama waxaana soo dhawayntiisa ka qayb qaatay maamulka gobolka iyo degmada

Sidoo kale prof axmed ismaaciil ayaa axaa galbinayay masuuliyiin katirsan dawlad deegaanka somalida itoobiya oo uu kayimid

Dhanka kale prof samater ayaa umahad celiyay shacabkii soo dhaweeyay iyo kuwa dawlad deegaanka somalida.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version