HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl ayaa saaka labada gole ee baarlamaanka iyo guurtida Somaliland ka horjeediyay khubad sanadeedkii taasi oo uu kaga hadlay arimo badan oo dalka ka taagan ,waxyaabihii uqabsoomay
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka kusoo foole iyo filashada ururada iyo fariin uu udiray xisbiyada mucaaridka.