WAJAALE NEWS

“Waxaa Ceeb Iyo Dhegxumo Ah In Maanta Suuqa Waaheen Dib U Dhiskiisa La Siyaasadeeyo Oo La Carqaladeeyo, Arrinkaas Waanu Ka Digeynaa” Murrashax Cirro.

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay arimaha kazoo kordhay dabkii suuqa waaheen isagoo xukuumada ugu baaqay in la baadha wixii uu dabku ka dhashay

Sidoo kale musharax cirro ayaa xukuumada ugu baaqay in aanay la siyaasadayn dhismaha suuqa waaheen loona daayo maamulkiisa dawlada hoose ee hargaysa .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version