WAJAALE NEWS

“Waxa Layaab Leh Xildhibaano Ka Tirsan Xisbiyadda Mucaaridka Oo Leh Waxaanu ka Garnaqaynaa Cidda Ku Haboon Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE…” Xildhibaan.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan katirsan mudanayaasha kazoo baxay xisbiga kulmiye ee golaha wakiilada kana soo jeeda beelaha bariga burco ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay in la yidhaa xildhibaano mucaaridka katirsan ayaa kala saaray cida ku haboon gudoomiyaha xisbiga kulmiye.

Exit mobile version