WAJAALE NEWS

Wasiir Cabdilahi Abokor Oo Kulan La Qaatay Gudida Hawlaha Guud Ee Golaha Wakiilada.

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Guryayta Oo Wax Laga Waydiiyay Arimaha Suuqa Waaheen Iyo Jawaabta Uu Siiyay Xisbiga Wadani.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta Somaliland Cabdilahaahi Abokor  oo maanta hortagay  Gudi hoosaadka hawlaha guud ee golaha wakiilada kuwaasi oo ahaa kulan ay  iska xogwaraysteen arimo badan,

sidoo kale wasiirka hawlaha guud iyo guryayayta oo su,aalo warbaahintu ka waydiisa dib udhista suuqa waaheen iyo cida leh masuuliyadeeda

Dhanka kale Wasiir cabdilaahi abokor ayaa jawaabo ka bixiyay eedo uga yimid xisbiga wadani.

Exit mobile version