WAJAALE NEWS

“Marna Odhan Maayo Berbera Way Sed-Bursatay Balse Waxaan Leeyahay Degmooyinka kale Wixii…”Xil. Qaasim.

Hargeysa(W,N)-Xildhibaan Qaasim Saleebaan oo ka tirsan mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Sool ayaa yidhi

“BERBERA & XEERARKA MURANKA DHALIYEY:

Xildhibaanimadda Waxaan ku Metelaa 6-da Gobol & Dhamaan Degmooyinka S/land oo Berbera ka Midka tahay; Marna Ma Dhacayso in Degmo, Laba ama Sadex si Gooni ah Indhahayagu u Qabtaan.

Shaki kuma jiro in Berbera tahay Hooyadda Somaliland; Hooyana waa tii Mar walba Xurmo Mudan. Marna Odhan maayo Berbera way Sed-Bursatay Balse Waxaan leeyahay Degmooyinka kale Wixii ka Maqan Aynu la Doono.

Igaba Dhan”

Exit mobile version