HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan badhasaabka gobolka maroodi jeex ayaa war cusub kasoo saaray suuqa waaheen iyo qaybihii xidhnaa ee suuqa
Sidoo kale maayarka mooge ayaa shaaciyay in ay la furay qaybo kamid a suuqa waaheen oo hore uxidhnaa iyo awaamiirta lagu xidhay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;