WAJAALE NEWS

Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Wajaale Oo Xilkii Kala Wareegay Maareeyihii Hore.

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada Tog wajaale iyo masuul ka socday wasaarada biyaha Somaliland ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay maareeyaha cusub ee wakaalada biyaha wajaale iyo maareeyihii hore taasi oo laga jeediyay hadalo dardaaran masuulka cusub ah iyo sabootitan maareeyihii hore ee wakaalada biyaha wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version