WAJAALE(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley. gudoomiyaha haayada kuwaalati cantrolka iyo maamulka degmada tog Wajaale ayaa magaalada xuduudka wajaale kusoo dhaweeyay waftiga wasiiro iyo xubno kale oo ka socda dawlad deegaanka somalida itoobiya kuwasi oo loosoo galbiyay dhinaca caasimada somaliand
Waxaana soo dhawaynta waftigan iyo ujeedadooda ka hadlay badhasaabka gobolka gabiley iyo xubno kamid ah waftiga socda itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;