WAJAALE NEWS

Kulan Lagaga Arinsanayay Taakulaynta Dadkii ku caydhoobay Suuqa Waaheen Oo Lagu Qabtay Dalka Sweden.

SWEDEN(W,N)-Jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan dalka Sweden ayaa iskugu yimid kulan kaasi oo lagaga arinsanayay sidii loo taakulayn lahaa dadkii hantidoodu ku gubatay suuqa waaheen

Kulankan aya waxaa job joog ka ahaa safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version