WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaamnayay hogaanka nabadgalayada dawlad deegaanka somalida ismarkaana horkcayay gaadiidka dab damiska oo ka qayb qaatay damintii lagu sameeyay suuqa waaheen ayaa maanta lagu sii sabootiyay magaalada wajaale ee xuduudka labada dal iyagoo ku guryo noqday itoobiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;