WAJAALE NEWS

Ganacsatada Somaliland Oo Shir Ay Yeesheen Ku Magacaabay Gudida Taakulaynta Dadkii Ku Caydhoobay Dabkii Suuqa Waaheen.

HARGAYSA(W,N)-Ganacsatada waawayn ee somaliand oo shirk u yeeshay magaalada hargaysa ayaa magacaabay xubno gudi ah kuwaasi oo ka shaqayn doono taakulanta iyo gurmadka lagu caawinayo kumanaan ganacsato ah oo ku caydhoobay dabkii ka kacay suuqa waaheen ee magaalada hargaysa oo ay ku shufbeeleen malaayiin dollar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version