WAJAALE NEWS

Dawlada Somaliya Oo Amartay In Uu Dalka Kaga Baxo 48Sacadood Wakiilka Midowga Africa Ujoogay!

Dowladda Soomaaliya ayaa amar ku bixisay inuu dalka ugu baxo Muddo 48 saac ah – Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Ambassador Franciso Madeira, oo lagu eedeeyay inuu faraha Kula jiray hawl aan shaqadiisa ahayn.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa lagu Sheegay in aan dalka laga dooneyn Mr Madeira.

 

Exit mobile version