WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ganacsade Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo ka Hadlay Dhacdo Kala Kulantay Cisbitaalka Gabiley, Xili Uu Mucaawimo Uqaybinayay Dad Bukaan Ah

GABILEY(W,N)Siyaasi/ganacsade maxamed cabdilaahi jaamac bookh oo kamid siyaasiyiinta reer gabiley ayaa ka xogwaramay dhacdo kala kulantay cisbitaalka magaalada gabiley xili uu doonayay in uu mucaawimo uqaybiyo dad bukaan ah oo ku jira cisbitaalka magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version