WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Sheikh Aadan Sune Uu Tagay Koonfurta Somaliya.

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxieenka wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadlay sheikh aadan sune oo maalmihii udanabaysay lala,aa meel uu jaan iyo cidhib dhigay isaga iyo qoyskiisii

Wasiirka kuxigeena arimaha gudaha ayaa sheegay in sheikh aadan sune uu tagay somaliya iyo kooxihii uu taageeri jiray ee xagjirka ahaa .

Exit mobile version