WAJAALE NEWS

Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In Madaxwayne Biixi Kamid Yahay 10 Qof Ee Ugu Taajirsan Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed yuusuf “cali guray” ayaa ka hadlay safarka madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland ku jooga dalka maraykanka ,

Sidoo kale cali guray ayaa ka hadlay arimaha doorashooyinka somalland ee umudaysan dabayaaqada sanadkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version