WAJAALE NEWS

Shirkada Hass Petroleum Oo Shaacisay Qiimo Dhimis Ay Ku Samaysay Shidaalka.

HARGAYSA(W,N)-Shirkada Hass Petroleum oo kamid ah shirkadaha soo dajiya shidaalka ayaa sheegtay in jabisay qiimaha shidaalka ay dalka keento iyadoo waxka badashay qiimaha ay ku iibiso shidaalka jimlada ah sida naafta iyo petrolka taasi oo halka litir ee naaftada ay ka dhigtay 7300shl ah isagoo markii hore ahaa 7500

Sidoo kale shirkada hass ayaa warsaxafadeedkeedan kucadaynin qiimaha ay ka dhigtay litirka petrolka ah oo hada ah 8500shl.

HALKAN KAGA BOGO WARSAXAFADEEDKA KASOO BAXAY SHIRKADA HASS PETROLEUM;

 

Exit mobile version