WAJAALE NEWS

Roob Ka Da,ay Magaalada Oog Oo Khasaare Soo Gaadhsiiyay Xarumo Dawladeed Iyo Goobo Caafimaad.

OOG(W,N)-Roob xoogan oo ka da,ay deegaanka oog ee gobolka sool ayaa khasaare soo gaadhsiiyay xarumo dawladeed iyo goobo caafimaad oo uu dumiyay rooban ayaa lahaa dabayl

Maamulka degmada Oog ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha roobkan

Exit mobile version