WAJAALE NEWS

Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Shakhsiyadii Marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi.

HARGAYSA(W,N)-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” ayaa ka hadlay geerida ku timid mulkiilihii huteelka maansoor cabdiqaadir xashi cilmi oo doraad ku geeriyooday dalka hindiya isagoo tacsi udiray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay

Sidoo kale qoraa boobe ayaa ka waramay shakhsiyadii iyo taariikhdii ganacsade cabdiqaadir xaashi cilmi.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version