|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale “Xaaf” Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Madaxwaynaha Somaliya.
March 24, 2022 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele “Xaaf” Ayaa shaaciyay in uu Usharaxan yahay madaxwaynaha somaliya oo lagu wado in doorashadiisa la qabto sanad gudihiisa. Ex Madaxwayne Siyaasi Axmed Ducaale Xaaf oo ku sugan magaalada muqdisho ayaa ku dhawaaqay in uu usharaxan yahay madaxwaynaha somaliya isagoo xusay in uu yahay odayga xiligan ugu haboon hogaaminta somaliya oo ay dhibaatooyin badan ku habsadeen islamarkaana ay ragaadiyeen qabyaalada iyo kooxaha diinta ku shaqaysta oo halis ku haya abnigeeda Sidoo kale siyaasi Axmed Ducaale xaaf ayaa sharaxay qorsaha uu doonayo in uu ku hogaamiyo somaliya hadii alle qadaro in loo doorto madaxwaynaha Somaliya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/CilAYU_-lmc Related posts:DAAWO ; Wasiir ku xigeenka Maaliyada Oo ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Ay Waxka Badaleen Miisaani... “Go’aankan Madaxwaynaha Waxan Odhan karaa Shakhsi Ahaan Waa kii Aan Ugu jeclaa Ee Madaxtooyada ka So... Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Khayriyada Sheikh Ka Weeraray Madaxwayne Biixi Iyo Wixii Kala Qab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|