|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiir ku xigeenka Maaliyada Oo ka Jawaabay Wararka Sheegaya In Ay Waxka Badaleen Miisaaniyadii Goluhu Ansixiyay Iyo Arimaha Uu Ku Dooday,
May 7, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,n) wasiir kuxigeenka wasaarada maaliyada somaliland ayaa ka hadlay warar maalmihii ugu Danbeeyay Warbaahinta waxka Qoraysay oo Masuuliyiinta Wasaarada maaliyada ku Eedeeyay in ay Badaleen miisaaniyadii golaha Wakiiladu ansixiyeen Islamarkaana ay Dhaqan galiyeen Miisaaniyad kale Wasiirku xigeenka Maaliyada ayaa ku dooday in aanay Waxba ka badalin awoodna u ulahayn waxka badalkeeda. Halkan ka daawo muuqaalka warkan; https://youtu.be/pElC_wncWDE Related posts:Maayarka Magaalada Ceel-Afwayn Oo Faah faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sobob... Halkan ka daawo gudomiyaha xisbiga kulmiye oo si adag uga hadlay khilaafka xisbiga iyo kulan uu maan... War DEG DEG Ah La Taliyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwaynaha Somaliland Dr Cumar Cilmi Dixood Oo Goor Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|