WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan La Qaatay Sedexda Xisbi Qaranka Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashada Somaliland ayaa kulan la qaatay madaxda sedexda xisbi qaran ee Kulmiye,wadani iyo Ucid.

Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd dardargalinta hawlaha doorashdaiyadoo labada dhinac isla qaatay in wakhtiga la bilaabayo diwaan galinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version