JABUUTI(W,N)-Halgamaa fanaanad Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda Jeex” oo kamid ah dadkii ka qayb qaaay xoriyad doonkii dalka jabuuti islamarkaana ka qayb gashay halgankii dib uxoraynta jamhuuriyada somaliland ayaa ka hadashay sida madaxwaynaha somaliland loogu soo dhaweeyay dalka maraykanka iyo khudbadii uu ka jeediyay xarunta heritage foundation ee magaalada washinton dc.
Sidoo kale fanaanad shamis qarda jeex ayaa fariin iyo hanjbaad Dirtay maamulka somaliya oo iyagu marwalba ku hawlan ficilo kasoo horjeeda qadiyada madaxbaanida somaliland.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;